20 Sano Kugu Filan Ina Cumar Geelow, Doorashoa ayanu doonaynaa Gudooomiyaha Xisbiga Mucardaka ah RAAD Jabuuti o dhaliilo ku miisay taliska jabuuti

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ah RAAD dalka jabuuti Cabdiraxman maxamed Geele o hor u ahaan Jiray Duqii jabuuti aya shir u kaga qayb galy magaalada burrsalis e dalka bijamaka waxaa u Iadaacada BBc uga waramay xaalada jabuuti iyo waxa u kala hadlay madaxdii reer yurub e u la kulmay,

dalaka jabuuti xiriyadiisa waxuu qaatay 1977 waxana madaxwaynihii kowad ka noqday xasan guuleed abti doon AHUN , w3axaanu dalkaasi yar xukumayay 22 sano ,kadib wuxuu xilka ku wareejiyay ismaciil cumat geele o u adeer u ahaa isna maanta wuxuu xukumayaa 20 sanadood,

mucaaradka jabuuti o inta badan debed meer tahay waxay ku dhaliilaan madaxwayne geele in aanu diyaar u ahayn in uu qabto doorashooyin xor iyo xalaal ah

HOOS KA DAAWAO WARAYSIGAN