Amarro Khuseeya Musharixiinta xayaysiintooda iyo caleemo sarka oday dhaqmeedka oo kasoo baxey golaha deaanka berbera

0

Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Mabnuucay Boodhadhka Xaysiiska Madax Dhaqameed La Caleema Saarayo Iyo Musharaxiinta Aan Weli Wakhtigoodii La Gaadhin

Halkan Hoose Ka Akhri Waraaq Qoraal Ah Oo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Ku Saxeexanyahay oo Lagu Mabnuucayo Boodhadhka Caleema Saarka Madax Dhaqameedka Iyo

Musharaxiinta Ruqsad Ka Haysan Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Komishanka Qaranka Somaliland Sida nLagu Sheegay Qoraalka.

HOOSTA KA AKHRI