Biyo Guure News

Faalo
  • BBC Soomaaliya ma waxay ka mid noqotay Itoobiya? somaliland na wa dal gaar u taagan
    BBC Soomaaliya ma waxay ka mid noqotay Itoobiya? somaliland na wa dal gaar u taagan
    BBC Soomaaliya ma waxay ka mid noqotay Itoobiya? somaliland na wa dal gaar u taagan

    Dadka Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada ayaa si weyn uga falceliyay sawir lagu daabacay bogga internet-ka ee wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya, kaasoo muujinaya khariidadda Afrika, iyadoo Soomaaliya lagu daray Itoobiya. Sawirka muranka dhaliyay, oo ilaa iminka aysan ka hadlin dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa durba laga saaray bogga […]

    Read more ›
    May 26, 2019, 12:23 pm
  • Maxkamad Maraykanka ku taalla oo dambi ku heshay Kornayl Tuke
    Maxkamad Maraykanka ku taalla oo dambi ku heshay Kornayl Tuke
    Maxkamad Maraykanka ku taalla oo dambi ku heshay Kornayl Tuke

    Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii. Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo […]

    Read more ›
    May 22, 2019, 5:40 am
  • Ilaalo ayay ahayd, haddana waa boqorad
    Ilaalo ayay ahayd, haddana waa boqorad
    Ilaalo ayay ahayd, haddana waa boqorad

    Boqorka Thailand ayaa guursday gabar ka mid ahayd ilaaladiisa, waxayna sidaasi ku noqotay boqorad, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay boqortooyada dalkaasi. Arrintan la yaabka leh ayaa ku soo beegantay maalmo ka hor xafladda caleemasaarkiisa Boqor Maha Vajiralongkorn. Boqorkan, oo 66 sano jir ah, ayaa boqortooyada la wareegay sannadkii […]

    Read more ›
    May 2, 2019, 11:19 am
  • Washington Post: Askarta Kenya waxay sas ka qaadeen dagaalka Soomaaliya
    Washington Post: Askarta Kenya waxay sas ka qaadeen dagaalka Soomaaliya
    Washington Post: Askarta Kenya waxay sas ka qaadeen dagaalka Soomaaliya

    Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa uu qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay “askarta Kenya waxaa sas ku riday dagaalka uu Maraykanka taageero ee Soomaaliya”. Maqaalka Wargeyska waxaa uu ku billaabay in Maraykanka uu dagaalkiisa Al-Shabaab kaga qeyb-qaato duqeymaha cirka, isagoo adeegsanayo diyaaradaha aan […]

    Read more ›
    May 1, 2019, 11:04 am
  • Wariye katirsan BBC-da oo qaati ka taagan Al Shabaab
    Wariye katirsan BBC-da oo qaati ka taagan Al Shabaab
    Wariye katirsan BBC-da oo qaati ka taagan Al Shabaab

    Way adag tahay in wariye ajnabi ah uu xiriir la sameeyo xarakada Al Shabaab, balse wariyaha katirsan BBC-da waxay la sameysay xiriirka ugu badan, si ay uga hesho macluumaad la xiriira weerarrada ay geystaan. Mary Harper oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ahayd tifatiraha wararka BBC-da ee Afrika ayaa […]

    Read more ›
    May 1, 2019, 10:55 am