Biyo Guure News

Faalo
  • Faallo, Al-Jazeera: Xilligii ay Soomaaliya gargaarka u diri jirtay Sacuudiga
    Faallo, Al-Jazeera: Xilligii ay Soomaaliya gargaarka u diri jirtay Sacuudiga
    Faallo, Al-Jazeera: Xilligii ay Soomaaliya gargaarka u diri jirtay Sacuudiga

    Warbaahinta Al-Jazeera ayaa afka Carabiga ku qortay maqaal dheer oo ay cinwaan uga dhigeen “Soomaaliya, dalka gargaarka u diri jiray Sacuudiga”. Waxaa maqaalkaan qorey Mucaad Maxamad Al-Xaaji Axmed, oo ah qoraa carbeed oo u dhashay dhulka Falastiiniyiinta. Maqaalka waxaa uu ku billaabanayaa sharraxaad ku aadan xaaladda Soomaaliya ee maanta, oo […]

    Read more ›
    Apr 30, 2019, 12:44 pm
  • BBC   Somaliland oo haamo waawayn u culanaysa shidaalka geeska Afrika
    BBC Somaliland oo haamo waawayn u culanaysa shidaalka geeska Afrika
    BBC   Somaliland oo haamo waawayn u culanaysa shidaalka geeska Afrika

    Shirkad Shiinaha laga leeyahay ayaa heshiis baaxad wayn la sixiixatay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, sida uu BBC-da u sheegay Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Ahmed Cawad. Heshiiskan ayaa dhidibada loogu taagayaa warshad sifaysa shidaalka. “Saddex shirkadood ayaa shidaal qodis ka wada Somaliland dhammaantoodna rajo ayaa laga qabaa in […]

    Read more ›
    Apr 17, 2019, 11:27 am
  • Madaxweyne Beesha Deerayahan Miyaad Ka Safaynaysaa Xukumadaada”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
    Madaxweyne Beesha Deerayahan Miyaad Ka Safaynaysaa Xukumadaada”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
    Madaxweyne Beesha Deerayahan Miyaad Ka Safaynaysaa Xukumadaada”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan

    Madaxwayne mMuuse Biixi Cabdi marka hore waa ku salaamayaa marlabaadka wali waxaanu is waydiinaynaa madaxwaynuhu wuxuu idiinku yimi ayadoo beesha deerayahan xasan xilalkan ka haysa wadanka badhasaabka goboka togdheer ramaax Maareeyaha hàamaha maxamuud gahayr Safiirka maraykanka Somaliland rashiid gaaruf madaxwayne sedexdiiba waa ka qaaday xilalkii waxaad magacowday safiirka emaradka xasan […]

    Read more ›
    Apr 15, 2019, 1:35 pm
  • Safiir Mareykan Oo Ah Oo Ku Dhawaaqey In Somaliland La Aqoonsado
    Safiir Mareykan Oo Ah Oo Ku Dhawaaqey In Somaliland La Aqoonsado
    Safiir Mareykan Oo Ah Oo Ku Dhawaaqey In Somaliland La Aqoonsado

    Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Danjire Peter, oo toddobaadkan ka qayb galay madal uu soo agaasimay machad Maraykan ahi ayaa waxa su’aal ku saabsan qaddiyadda Somaliland weydiiyay wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka danjire Bashiir Sheekh […]

    Read more ›
    Apr 11, 2019, 12:12 pm