Biyo Guure News

Faalo
  • Kuwa Leh Wadani Reer Baa U Badan Ha Arkaan Hagbada Kulmiye
    Kuwa Leh Wadani Reer Baa U Badan Ha Arkaan Hagbada Kulmiye
    Kuwa Leh Wadani Reer Baa U Badan Ha Arkaan Hagbada Kulmiye

    Salaanta islaamka ka dib waxaan halkan uga mahad celinayaa shaqaalaha website’kan maalmahanba waxaa suuqa ku jirtay in ay ka baxayaan shakhsiyaada dhawr ah xisbiga wadani kuwaas oo ku eedeeyey xisbiga in ay u badanyihiin reerka gudoomiyaha xisbiga wadani hadaba taas oo aan anigu u arko arrin aan u baahnayn faalo […]

    Read more ›
    Aug 3, 2015, 12:36 pm
  • Booba Yaa Wadanii Booba Yaa Wadanii
    Booba Yaa Wadanii Booba Yaa Wadanii
    Booba Yaa Wadanii Booba Yaa Wadanii

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.              S.C.W.R.W.B   Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa, Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda.     1-BOQOLAAL BANGALOIYO,BUUBUURTA DHAADHEER,    BAANANKUNA CAMIRAYIIN,KA BAKHTIYAYA YEELKII,    BAAD IYO BIYO LA’AAN,BERITABA KA  DHOOFTEE,    BILAHAA IDIIN HADHAY,BILILIQADA BUUXSADA,    BALOODH MEEL KU YAALIYO,BISTEYN HA REEBINA,   […]

    Read more ›
    Aug 3, 2015, 12:28 pm