Biyo Guure News

Muuqaal
  • Somaliland oo Dalkoodii Dib Ugu Celisay Qaxoonti Itoobiyaan Ah

    Hay”adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland, ayaa maanta dalkoodii dib ugu celisay dad qaxooti Itoobiyaan ah Somaliland ugu soo gudbay dhanka maamul goboleedka Xamar ee Garoowe. Dadkan oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada, ayaa markii ay soo gaadheen Somaliland waxa la dejiyay goob loogu talagalay inay ku nastaan isamarkaana ay joogaan […]

    Read more ›
    Mar 15, 2019, 4:24 am
  • Dibadbaxyo hareeyay Addis Ababa kaddib markii la dilay 23 qof
    Dibadbaxyo hareeyay Addis Ababa kaddib markii la dilay 23 qof
    Dibadbaxyo hareeyay Addis Ababa kaddib markii la dilay 23 qof

    Dibadbaxyo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana la xiray goobaha ganacsiga kaddib markii dad caraysan ay dhigeen dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilka 23 qof kaddib markii dhawaan ay rabshado ka dhaceen duleedka magaalada Addis Ababa. Dibadbaxyaasha ayaa dowladda Itoobiya ka codsanayay inay ilaaliso ammaanka […]

    Read more ›
    Sep 17, 2018, 12:23 pm
  • Kenya oo si caro leh uga jawaabtay garoonkeeda oo lala barbardhigay Soomaaliya
    Kenya oo si caro leh uga jawaabtay garoonkeeda oo lala barbardhigay Soomaaliya
    Kenya oo si caro leh uga jawaabtay garoonkeeda oo lala barbardhigay Soomaaliya

    Kenya ayaa ka carootay in garoonkeeda caalamiga ah ee Nairobi lala barbadhigay Soomaaliya waxayna dalbatay raaligelin. Hadalka waxaa toddobaadkii la soo dhaafay jeediyay guddoomiyaha dallada shirkada diyaaradaha ee Australia kaddib markii shirkadda dulimaadka Qantas lagu khasbay diyaaradeeda inay bixiso $18,000 oo ganaax ah maadama ay si aan qorsheysnayn uga dagtay […]

    Read more ›
    Jun 7, 2018, 2:46 am