Biyo Guure News

Waraysiyo
Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Hogaamiyeyaasha Itoobiya, Eritrea Iyo Koonfurta Suudaan

8 months ago

Hogaamiyeyaasha wadamada Itoobiya, Eritrea iyo koonfurta Suudaan ayaa soo gaba gabeeyey wada hadal ay ku lahayeen magaalada Juba. Raysal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed, madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo madaxweynaha koonfurta Sudaan  Salva Kiir ayaa falanqeeyey nabada gobolka, dhaqaalaha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. War laga soo saaray kulamadii u socday […]

  • Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Hogaamiyeyaasha Itoobiya, Eritrea Iyo Koonfurta Suudaan
    Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Hogaamiyeyaasha Itoobiya, Eritrea Iyo Koonfurta Suudaan
    Nuxurka Heshiis Ay Wada Gaadheen Hogaamiyeyaasha Itoobiya, Eritrea Iyo Koonfurta Suudaan

    Hogaamiyeyaasha wadamada Itoobiya, Eritrea iyo koonfurta Suudaan ayaa soo gaba gabeeyey wada hadal ay ku lahayeen magaalada Juba. Raysal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed, madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo madaxweynaha koonfurta Sudaan  Salva Kiir ayaa falanqeeyey nabada gobolka, dhaqaalaha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. War laga soo saaray kulamadii u socday […]

    Read more ›
    Mar 4, 2019, 6:16 pm
  • BBC  Shacabka Jigjiga oo khaati ka taagan arrin halis ah
    BBC Shacabka Jigjiga oo khaati ka taagan arrin halis ah

    Qaar badan oo ka mid ah dadka ku nool dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay ka cabanayaan in deegaanadooda ay ku soo bateen dawooyinka iyo raashinka dhacay. Arrimahaasna waxa ay dadka deegaanka u aanaynayaan isbadeladii maamul ee halkaasi ka dhacay dhawr bilood kahor. Isbadelka ayaa waxa […]

    Read more ›
    Feb 25, 2019, 2:22 pm
  • Xukuumada Somaliland oo Amaro Culus  fartay Shirkadaha Diyaaradaha qaarkood
    Xukuumada Somaliland oo Amaro Culus fartay Shirkadaha Diyaaradaha qaarkood

    Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha ka shaqeeya,waxaana warqadaasi hoosta kaga saxeexnaa Mareeyaha Hay’adda Duulista Somaliland Cabdi Maxamed Rodol. Warqaddan oo Wargeyska Foore helay ayaa waxa ay daba socotaa Wareegtadii dhawaan kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne […]

    Read more ›
    Aug 16, 2018, 5:01 pm