Deg Deg,Daawo, Maareeyaha Dekadah Somaliland o Go,aan Adag ka Qatay Markabkii xanibnaa,

0

DEg Deg, Maareeyaha Guud e Dekadaha Somaliland Siciid xasn Cabdilaai aya caawa daboolka ka Qaaday in u Go,aan Adag u ka Qaatay Arinkii markabka  Koonteenarada ah e ku Xanibnaa haabada Dekada Dekada Berbera Kaas o u rarnaa ganacsato Somaliland ah, Sidayna Shixnado kala Duwan o ah kuwii loogu talo galay bisha Ramadan, waxaanu Yidhi Mareeye Siciid xasn Sidan,

Go,aan Ayaan Ku Qaatya in isla Caawo markabka Lasoo Xidho o  Laga Dejiyo Koonteenarada gancastadu leedahay, Arinka Muranka Xisaabeed wuxuu u yaala Lbada Dhinac e  Xisaabta isku haya Laakiin ganacsatada u u rarn yahay Markabku  way la degayaan alaabadooda,

Intaasi kadib Mareeyaha Guud e Dekadaha Somaliland wuxuu  yidhi marka  laga rogo koonteenarad markabka  waxaanu dhigayanaa Habada Dekada Berbera  halkaas ayuu  ku xanib naanaya illaa inta  la sxayo xisaabta la isku hayo e ka dhexaysa Shirkada Omaar Company iyo Maamulak Dp World,