M/weyne Muuse Biixi oo Magacaabay Komishan Cusub

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Komishankan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Axmed Faarax Cadare.

Xubnaha kale ayaa kala ah:

  1. Cabdirisaaq Maxamed Cumar – Guddoomiye kuxigeen
  2. Liibaan Maxamuud Axmed – Xubin
  3. Khadar Cabdi Khayre – Xubin
  4. Ubax Maxamed Maxamuud – Xubin
  5. Cabdirisaaq Maxamud Cali – Xubin
  6. Yuusuf Jaamac Cali – Xubin

Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), ayaa ah Agaasimaha Guud ee komishankan