Madaxwaynihii Casaabad Ayaa Ku Kacday Oo Maalin Walba Waxaa Laga Sexeexayaa, Wax Aan Sharci Ahayn”Xildhibaan Cali Bare.

0

Xildhibaan Cali Bare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay sobobta ka gole ahaan ay udiideen in ay meelmariyaan labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku usoo xusheen kamid noqoshada komishanka doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale xildhibaan cali bare ayaa sheegay in heshiishkii xisbiyada mucaaridka iyo madaxwaynuhu sharci daro uu ahaa isagoo beesha caalamkuna sheegay in ay ayiday go,aamo ay soo saareen odoyaal suuqa jooga kuwasi oo dhamaan ahaa qayrul sharci