Madaxweyne Beesha Deerayahan Miyaad Ka Safaynaysaa Xukumadaada”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan

0

Madaxwayne mMuuse Biixi Cabdi marka hore waa ku salaamayaa marlabaadka wali waxaanu is waydiinaynaa madaxwaynuhu wuxuu idiinku yimi ayadoo beesha deerayahan xasan xilalkan ka haysa wadanka badhasaabka goboka togdheer ramaax Maareeyaha hàamaha maxamuud gahayr Safiirka maraykanka Somaliland rashiid gaaruf madaxwayne sedexdiiba waa ka qaaday xilalkii waxaad magacowday safiirka emaradka xasan hirad mudo gaaban ayaad xilkii kaga qaaday beeshani waxay hormuud ka ahayd inaad kursiga wadanka looga arimiyo fadhiisato siday kuula shaqaysay bèeshani waxay eegaysay inaad u kordhiso xilalkii aad ugu timi nasiib daro waxaad ugu darto daayo caawa xukuumadaada qof beesha oo ku jiraa majiro taas oo aan dhicin xukuumadii kaa horeeyay cabdiraxmaan tùur cigaal daahir rayaale iyo siilaayo oo intaaba ay ka dhex muuqatay beeshani haday sidaas ku sii socoto waxa laga yaabaa inay beeshani shir ay danaheeda kaga tashanso isugu timaado

Xaaji Cabdi Jaamac Aadan

Berbera/Somaliland

Wabilaahi tawfiiq