Roobabakii u Danbeeyay o faqay Xabaalo Wadareedyo dadkii ay Xasuuqeen Taliskii Siyaad bare 1988 ilaa 1990

0

Duleedka magaalada hargaysa ayaa waxaa laga  helay xabaal wadareedyo cusub oo ay soo saareen daadka roobabkii dhawaan da,ay Gudida xafiiska dabalgalka xasuuqa jsl ayaa ka hadlay Xabaal Wadareedyadan.