Somaliland Oo Shirkada Ganacsiga HASS Ku Eedeysay Inay Maalgaliso Jabhada Somaliland Kasoo Horjeeda Oo Buuhoodle Laga Asaasay

0

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

Hass ayaa ka mid ah shirkaddaha ugu waa weyn ee shidaalka ka ganacsada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Oo Eedaas Ujeedinaya Shirkada HASS