Wa Sidee hadhaaga warshadii shamiitada Berbera,

0

Wararka Laga Hellayo warshada sibidhka Berbera aya sheegaya in waash maanadii warshadasi lagu war galiyay inay iskaga tagan  shaqadii ay halkaa ka hayeen,

Warshada Sibidhka berbera o hada qolfoof wax ka nool yihiin ay taalo  ama ku rakiban tahay goobta  warshadu ahayd aya intii somalilandt a cusubi jirtaynaba   waxaa kaliya goobtaa joogay waash mano ay  wasaarada ganacsiga ,warshadaha iyo dalxiiska siiso  qadar lacaga iyo raashin maadaama qaarkood  xaasaskoodu la degan yihiin,

Tiroba lix waashmaan aya joogi jiray laakin sida aanu warka ku helnay labo way iskaga tageen markii wasaaradu ka jaertay   masaariiftii ay siin jirtay, waxaana ku hadahy Afar waashman,

Eng cali o ah khabiirka kaliya e  warshadan ku hadhay o mudo ku  siman 40 sanadood  daryeelayay  xili ay shaqaynayasya iyo xili ay xidhnaydba, ayaa  sheegay in wasiirka wasarada Ganacsiga , warshadaha iyo dalxiiska Somaliland u ku wargaliyay in  ay fasaxayaan waash maanadii isagoo ku sbabaeeyay ayuu ydhi in warshada  dhismaha dhisan  laga iibiyay  ganacsato  si ay  uga dhigaan  bir libaax ,

Eng  cali ibraahin  wuxuu intaa ku daray in u ka naxay markuu wasiirku warkaa u sheegay, waxaanu mar labaad igu celiyay ayuu yidhi Anagu wasaarad ahaan waxba ku bixin mayno  meel gacantayada ka baxday o lagu wareejiyay ganacsade  wayn o reer berbera o u carabka ku dhuftay iyo rag la shuraako ah ayuu yidhi,Eng cali ibraahin o ah kahbiir  bulshada reer berbera wada taqaan iyo somalilan inteeda badan,