Wafti Ka Socda Somaliland Oo Gaadhay Dalka Uganda Iyo Ujeedada Safarkooda

0

Wafti Ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gaadhay Dalka  Uganda, Halkaasi Oo Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Xafladda Furitaanka Warshad weyn oo  soo saari doonta  Sonkorta  Ayna Leedahay Ganacsade Aamina mooge oo Ah Maalqabeen Ka Soo Jeeda Somaliland ,Waxa ayna   La Kulmi Doonaan   Madaxda Dalkaasi inta ay ku jiraan safarkooda. Waftiga ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa hogaaminaya Gudomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sh. Cali  Ayaanle oo ay weheliyaan mudanayaal katirsan golaha wakiilada jsl