Warshad Geedka Garan Waaga Ka Samaynaysa Dhuxul Oo Laga Hirgaliyay Somaliland.

0

Wasiiro xukuumada Somaliland katirsan ayaa buuqday warshad cusub oo geedka garanwaaga ka samaynaysa dhuxusha  taasi oo ay hindiseen muwaadiniin reer Somaliland ah.

Wasiirka wasaarada deeganka marwo shugri ismaaciil bandare ayaa iyadu bogaadisay muwaadiniinka hirgaliyay warshada geedka garanwaaga oo dhibaato badan ku haya shacabka ka samaynaysa dhuxusha.