Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday Abiy Ahmed

0

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Itoobiya, Seyoum Mesfin ayaa weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, xili dib loo soo nooleeyay xiriirka diblumaasiyadeed ee Itoobiya iyo Eritrea.