Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn.. “ Gudoomiye Ciro

0

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa 14 bishan waxaa uu warqad uu ku cadeeyey in uu ku hakinaayo xubintii uu  u soo xulay kominshanka doorashooyinka u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi  Cabdi

Warqadan oo kooban laba bog  oo nuqul ka mid ah ay  heshay  shabakada Ilaysnews.com ayaa waxaa  ay ku socotay madaxweynaha Somaliland waxaana lagu ogeysiiyey labada gole baarlamaan ee wakiilada iyo Guurtida , Beesha Caalamka , xisbiga UCID  iyo waliba xubinta uu xisbiga waddani u soo xulay kominshanka waxaana  oo uu ku seexeexnaa gudoomiye Ciro